Contact & admissionsXiriir & diiwaangelin

Your next step begins with a visit to BIST.Tallaabadaada xigta waxay ka bilaabataa booqasho BIST.

Meet the admissions team in person to discuss your goals, current level, and the timetable that works for you.La kulan kooxda diiwaangelinta si fool-ka-fool ah, ugana wada hadla hadafkaaga, heerkaaga iyo jadwalka kugu habboon.

Plan an in-person visitQorshee booqasho dugsiOn-campus onlyFasal toos ah oo keliya

In-person admissionsDiiwaangelin fool-ka-fool ah

Come in, talk through your goal, and choose the right next step.Soo booqo, ka hadal hadafkaaga, kadibna dooro tallaabada saxda ah.

BIST enrolment takes place at the school so the team can understand your needs and explain the available programme and timetable.Diiwaangelinta BIST waxay ka dhacdaa dugsiga si kooxdu u fahamto baahidaada una sharaxdo barnaamijka iyo jadwalka bannaan.

01

Choose your interestDooro waxa aad xiisaynayso

Accelerated school, English, Swahili, Arabic, or exam preparation.Dugsi la soo gaabiyey, English, Swahili, Carabi ama diyaarinta imtixaanka.

02

Visit the schoolBooqo dugsiga

Meet the team and discuss the right level and available place.La kulan kooxda kana hadal heerka saxda ah iyo meel bannaan.

03

Confirm your class periodXaqiiji waqtiga fasalka

Select an available period that can fit around your responsibilities.Dooro waqti bannaan oo la jaanqaadi kara waajibaadkaaga.

04

Complete enrolment in personDiiwaangelinta dugsiga ku dhammaystir

Receive the confirmed start information from the BIST team.Kooxda BIST ka hel faahfaahinta bilowga ee la xaqiijiyey.

Contact BISTLa xiriir BIST

Call either number or message the first number on WhatsApp.Labada lambar midkood wac ama lambarka koowaad WhatsApp kala xiriir.

Phone & WhatsAppTelefoon & WhatsApp061 920 0747PhoneTelefoon061 858 5807WhatsAppMessage BISTFarriin u dir BIST
LocationGoobtaMareexaan Road, behind Abu Hurayra Mosque, near Dahabshiil Bank.Jid Mareexaan, dhabarka dambe ee Masjidka Abuu Hureyra, luuqa Dahabshiil Bank.

Before you comeKa hor intaadan iman

Bring what helps us understand your starting point.Soo qaado waxa naga caawinaya inaan fahanno heerkaaga bilowga.

If you do not have every document, you can still visit and ask the admissions team what is needed.Haddii aadan haysan dukumenti kasta, weli waad iman kartaa oo kooxda diiwaangelinta ayaad weydiin kartaa waxa loo baahan yahay.

Your learning goalHadafkaaga waxbarasho

Be ready to explain what you want to learn or which exam you are preparing for.Diyaar u noqo inaad sharaxdo waxaad rabto inaad barato ama imtixaanka aad isu diyaarinayso.

Previous school informationMacluumaadka dugsiga hore

Bring any available record or useful details about your most recent level.Soo qaado diiwaan kasta oo aad hayso ama faahfaahin waxtar leh oo ku saabsan heerkaagii ugu dambeeyey.

Your available timesWaqtiyada aad bannaan tahay

Know whether morning, afternoon, or evening is usually easiest for you.Ogow subax, galab ama fiid midka caadi ahaan kuu fudud.

Admissions questionsSu’aalaha diiwaangelinta

Clear answers before you begin.Jawaabo cad ka hor intaadan bilaabin.

Can a working person study at BIST?Qof shaqeeya ma dhigan karaa BIST?

Yes. BIST is designed to support adults and working learners through different in-person class periods.Haa. BIST waxaa loogu talagalay inay taageerto dadka waaweyn iyo shaqeeyayaasha iyadoo leh waqtiyo fasal oo kala duwan.

Do I need a BIST uniform?Uniform BIST ma u baahanahay?

No special BIST uniform is required. Learners attend in appropriate everyday clothing.Uniform BIST oo gaar ah lagama rabo. Ardaydu waxay yimaadaan iyagoo xiran dhar maalinle ah oo habboon.

Can I enrol online?Online ma iska diiwaangelin karaa?

Programme selection and enrolment are completed in person at the school. BIST does not offer online courses.Doorashada barnaamijka iyo diiwaangelinta waxaa lagu dhammaystiraa dugsiga. BIST ma bixiso koorsooyin online ah.

A conversation can make the next step clearer.Wadahadal ayaa tallaabada xigta kuu caddayn kara.

Visit BIST in person to discuss your education goal and the class periods currently available.Booqo BIST si fool-ka-fool ah si aad uga hadasho hadafkaaga waxbarasho iyo waqtiyada fasalka ee hadda bannaan.

Explore programmesArag barnaamijyada